Wararka Gudaha

Wasiirka warfaafinta XFS oo Saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta qoraalka Af-Soomaaliga iyo Wargeyska dalka

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay xuska munaasabadda 50-sano guuradii ka soo wareegatay markii...

Madaxweynaha JFS oo shir guddoomiyey gollaha wasiirada Koonfur Galbeed

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo uu wehliyo madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Gollaha...

Ciidamada dowladda oo la wareegay degaanka Janaay Cabdalle ee gobolka J/hoose

0
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Janaay Cabdalle oo 60-KM dhanka Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee...

Xuska maalinta Warbaahinta Soomaaliya ee 21-ka Janaayo

0
21-ka Janaayo waa maalin qaran oo ku weyn quluubta bulshada Soomaaliyeed, waxaana maanta oo kale loo dabbaldegaa munaasabadda maalinta warbaahinta Soomaaliya oo aasaaskeeda ka...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir looga hadlay adkeynta amniga Xarardheere

0
- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay adkaynta amniga degmada Xarardheere iyo xorreynta degaannada kale ee khawaarijta Al-shabaab...

ISKA HUBI QATARTA HUBKA QORSOODIGA LAGU KEENO

0
Mar haddii ay ka jiraan waddan kaaga mushkulado kala duwan iyo wejiyo badan oo siyaasadeed. Waxaa loo baahan yahay in  si weyn looga fekero abniga...

KA FAA’IIDEYSIGA KHEYRAADKA BADDA WAA LAMA HURAAN

0
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allah swtc ku maneystay Dalkan Soomaaliya. Badda ugu xeebta dheer Africa ayaa marta melo badan oo dalkaan...

SHIRKADAHA SOOMAALIYEED OO MAALGASHANAYA DALKOODA

0
Waxaa wadanka dib ugu soo laabtay Muwaadiniin Somaaliyeed kuwaasi oo  Dal-tabyo muddo dheer ay haleshay, waxay xiiso iyo jaceyl u qabeen dalkooda Hooyo oo...

FOORNOOYINKA OO DABOOLAY BAAHIDA BULSHADA

0
In kastoo meesha ay ka baxday foornooyinkii casriga ee caanka ku ahaa soo saarka roodhi tayo leh sida kuwa laga soo saari jiray foorno...

CIDINA MA HELEYSO AMMAAN ILAA DADKA OO DHAMMI AY HELAAN AMMAAN

0
Cidina Ma Helayso Ammaan Ilaa Dadka oo dhammi ay Helaan Ammaan “Aragtida Shiinaha ee ku aadan Maamulidda Amniga Dunida” “Xoojinta isku duubnida iyo isku xirnaanta si...