Wararka Gudaha

CARUURTA DARIIQYADA KU NOOL WAXAY U BAAHAN YIHIIN TIXGELIN IYO FURSADO WAXBARASHO

0
Carruur badan oo ku nool dalka oo gaaray da’da waxbarashada ma heli karaan fursado ay wax ku bartaan siiba kuwa ku nool dariiqyada ee...

QAABKEE AFRIKA UGA ADKAAN KARTAA ARGAGIXISADA (QEYBTA 1-AAD)

0
Argagixisada ayaa siiwada ficiladooda guracan ee khatarta ku ah jiritaanka iyo horumarka dhaqan dhaqaale iyo bulshada ee qaarada Afrika sababo laxariira inay yihiin kuwo...

MUHIIMADDA CIIDAMADA IYO DIFAACA DALKA

0
Maxaytahay muhimadda ay leeyihiin ciidan, dal majiri karaa ciidan la'aan? Ciidan waa awoodda kaliya uu leeyahay dal waliba, ciidanka waa ilaalada ama difaaaca dalka, dadka...

SIDEE LOO HELI KARAA CIIDAN IYO BULSHO WADA SHAQEYN KARA?

0
Waddan keenu wuxuu leeyahay ciidan xooggan oo abniga suga sida darteed waa  in ay soo celiyaan abniga iyo kala dambeyntii caasImadda dalka caasimad kasta...

MUQDISHOOY ISKA JIR DHAGARTA ARGAGIXISADA FIRXADKA AH

0
Gulufka Ciribtirka Argagixisada Al-shabaab ayaa si weyn uga socda dhammaan gobollada dhexe ee dalka, gaar ahaan gobollada Hiiraan, galgaduud iyo baay, kuwaasoo laga gaaray...

Afhayeenka Boliiska oo ka warbixiyay weerarkii Khawaarijtu ku soo qaaday xarunta Gobolka Banaadir

0
Afhayeenka Boliiska Soomaaliya, Sadiiq Aadan Doodishe ayaa faah-faahin ka bixiyay ayaa ka warbixiyay weerarkii naf-lacaariga ahaa ee Khawaarijtu ku soo qaadday xarunta Aqalka Dowladda...

Ciidamada amniga oo soo af jaray weerar koox ka tirsan Khawaarijtu ku qaadeen Xarunta...

0
Maanta ayaa koox ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah waxay soo weerareen Xarunta Maamulka Gobalka Banaadir. Ciidamada amniga oo ahaa kuwa aad u feejigan ayaa goobtaas...

Neef gowracan geedo kama waabto (warbixin)

0
Kooxda khawaarijta Al-shabaab ayaa hada xaladoodu mareeysaa heer gaba qabo ah iyadoona geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay khawaarijtu ka sareeyn degaanno badan...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS oo kormeeray Wasaaradda Ganacsiga

0
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Salah Ahmed Jama ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xaruunta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaare...

Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Warfaafinta XFS

0
Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay madaxda Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka...