Wararka Gudaha

Wax ka ogow qoddobada looga hadlayo shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho ka furmay

0
Shirweynaha Culimadda soomaaliyeed oo ka furmay maanta magaaladda Muqdisho ayaa qodobadda looga hadlayo waxa ka mid ah sidii dagaal adag loola geli lahaa kooxda...

Ciidanka xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa khawaariijta Al-shabaab

0
Xarar dheere:-Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka beer-faarax oo dhanka waqooyiga kaga beegan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug,iyagoo halkaas ku...

Madaxweynaha puntland oo dhagax dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso

0
Boosaaso- Madaxweynaha Dowladda goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. Dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha...

Qaban qaabada furitaanka Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo ka socota magaalada Muqdisho

0
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horey ugu baaqay Madaxweynaha Jahmuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Xoghaya guud ee Golaha Sare...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo ka qeyb galay shirka Guddiga Farsamo ee wasiiradda Cadaaladda iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa ka qeyb-galay Shirka 7-aad ee Guddiga Farsamo ee heer wasiiradda Cadaaladda...

Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay dhismaha xarunta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka...

0
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha dowlada goboleedka  Hirshabeelle Maxamuud Ahmed Gacal ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe halkaa oo...

Ruushka oo ku biiraya dhoolatuska ciidan ee Shiinaha iyo Koonfur Afrika

0
Markab dagaal oo Ruushku leeyahay oo ku hubaysan hubka nooca loo yaqaan ‘Hypersonic Cruise’ ayaa bisha Febraayo ee soo socota ka qayb qaadan doona...

Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir oo Isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii khawaarijtu ku...

0
Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Guure oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada...

KAALINTA QURBA-JOOGTU KU LEEYIHIIN GANACSIGA IYO HORUMARINTA

0
Tan iyo markii dalka Soomaaliya ay ka dhaceen dagaaladii sokeeye waxaa jiray xaalado nololeed oo la soo dersay dadka oo dhinaca nolosha iyo ammaanka...

KA SHAQEE NADAAFADDA CAASIMADDAADA

0
Magaalooyinka adduunka waxaa lagu qiimeeyaa nadaafaddooda waxaana ka wada shaqeeya dadka ku nool oo aan u ooggoleyn in warqad ama wax kale oo qashin...