Wararka Gudaha

Doorasho maanta ka dhaceyso magaalada Jowhar

0
Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo Gudoonsiiyay ilaa Musharax oo u taagan kursiga tirsigiisu yahay HOP#106,kaas oo deegaan doorashadiisa ay tahay magaalada Jowhar ee...

Shirka golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo goordhow ka furmay xarunta Villla Hargeysa

0
Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay Kala Fadhiga 1aad Kulankiisa 1aad ee Baarlamanka 11-aad, waxaana ghir guddominaya guddomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka...

Madaxda Gaashaandhigga XFS oo xaflad dhiirigalin ah u sameeyay saraakiil ciidan

0
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdifataax Qaasim iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan  gaashaan dhigga ayaa ka qeyb-galay xaflad lagu  dhiiri-galinaayey  Shahaado siinta saraakiil...

Wasiirka Amniga XFS oo lagu soo dhoweeyay Akadeemiyada Naif ee Sacuudi Carabiya

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XF. Soomaaliya mudane  Cabdullahi Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminaayo oo booqasho rasmi ah ku joogo dalka aan walaalaha nahay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u Hambalyeeyey oo Guddoonka KMG ee maanta ay doorteen Xildhibaanada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyey Labada Guddoomiye ee KMG ee maanta ay doorteen Xildhibaanada Labada aqal ee...

Xafladda Dhaarinta Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad oo lasoo gabogabeeyey

0
Waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gabogabeeyey Xafladda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ka qabsoontay hoolka teendhada Afisyoone ee magaalada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyey go’aanka Guddiga Doorashooyinka FEIT ee ku aaddan deegaan...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble isagoo tixgalinaya xaqa matalaadda dadka Gobolka Gedo iyo ahmiyadda dhammaystirka doorashada wuxuu bogaadinayaa soona dhaweynayaa...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Go’aan kasoo saaray deegaan doorashada 2aad ee Jubbaland.

0
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Go’aan kasoo saaray Deegaan doorashada Labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Halkaan hoose ka Akhriso Go’aanka Guddiga.

Munaasabadda dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone

0
Munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan si toos ah ugu soconaysa hoolka teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho. Tiro badan oo...

Qaramada midoobay” 350,000 oo carruur Soomaaliyeed ah ayaa qarka u saaran macaluul”

0
Xafiiska xiriirka bini’aadan-nimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa ka digay in 350,000 caruur ah oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan inay u...