SAAMAYNTA HAL KU DHIGGII MADAXWEYNAHA GUDAHA IYO DIBADDABA!!
Waxaan shaki ku jirin halku dhiggii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa “Soomaali Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah” uu Gudaha Dalka iyo dibadiisaba ka hirgalay,...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo shir guddoomiyay kulan la xiriira xog aruurin iyo...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow ayaa shir-gudoomiyay maanta kulan la xiriira xog-aruurin iyo wadatashi dadweyne oo ku saabsan mashruuca...
Danjiraha Soomaaliya ee dalalka Ciraaq iyo Lubnaan oo la kulmay madaxweynaha Ciraaq
Danjiraha Jamhuuriyadda FS u fadhiya dalalka Ciraaq Libaan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo lataliyaha 1-aad ee arrimaha siyaasadda mudane Cabdifataax Sheekh Axmed ayaa maanta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo nuqul ka mid ah waraaqahaa Aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka cusub ee Turkiga H.E Ibrahim...
Jubbaland oo wada dardar galinta Howlgal Khawaarijta looga xorreynayo deegaannada Maamulkaasi
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal iyo Saraakiil ciidan ayaa maanta gaaray Taliska Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Xoogga Dalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria...
Wasaaradda qorshaynta oo dardar galinaysa hirgalinta tira-koobka Qaranka
Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta Muqdisho ka daah furay shir lagu...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Baanka Adduunka oo ay hoggaamineysay Madaxweyne Ku...
Guddiga Beeraha ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Beeraha & Waraabka...
Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta kulan la qaatay Wasaaradda Beeraha & Waraabka XFS.
Shirka oo uu...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Qatar ee Soomaaliya Mudane Dr.Abdollah bin salem Alnuaimi
Guddoomiyaha iyo...










