Ra’iisul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shirka Amniga oo lagu soo bandhigay tallaabooyin la xiriira...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Tiirka Amniga oo warbixinno looga dhageystay hay’addaha amniga dalka.
Wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo...
Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS oo ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka
Xildhibaanada Golaha shacabka BFS oo kulan kuleh Xarunta Villa Hargeysa yaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulamay Hoggaamada iyo Fadhiyada Madaxa-banaan ee Ciidanka.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliye xigeenadiisa, ayaa maanta xarunta Akadamiyada ee ciidanka Boliiska Janeraal Kaahiye kula kulmay Taliyaasha...
Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada
Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta furay Shirka madasha Arimaha Bin’adanimada oo maanta Muqdisho ka furmay.
Shirkaan oo soo agaasintay...
DIFAACA DALKA WAA WAAJIB LOO SIMAN YAHAY
Geyiga aan ku nool nahay ee soomaaliyeed difaaciisa waa mid loo wada siman yahay bulshada oo dhanna waxaa looga baahan yahayin ay ka difaacaan...
CARUURTEENNU WAXAY HALIS UGU JIRAAN INAY BARTAAN BALWADAHA KALA DUWAN.
Waa cabsi taagan, waa arrin taabaneysa guud ahaan bulshadeenna Muslimka ah, waa arrin dhowr jeer leysku dayay joojinta Balwadaha kala duwan, haddana nasiib darro...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada Golaha Shacabka?
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ahaa kaa goordhaw ka furmayo Xarunta...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay xafladda xiritaanka shirka dib u heshiisiinta koofur...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay ka qeyb galay Xafladda Xiritaanka Shirka dib u heshiisiinta...
SAAMAYNTA HAL KU DHIGGII MADAXWEYNAHA GUDAHA IYO DIBADDABA!!
Waxaan shaki ku jirin halku dhiggii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa “Soomaali Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah” uu Gudaha Dalka iyo dibadiisaba ka hirgalay,...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo shir guddoomiyay kulan la xiriira xog aruurin iyo...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow ayaa shir-gudoomiyay maanta kulan la xiriira xog-aruurin iyo wadatashi dadweyne oo ku saabsan mashruuca...










