Ciidanka Booliska oo toogtay Nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta
Ciidanka Booliska qeybta Bari ee gobolka Banaadir ayaa xalay toogtay nin la sheegay inuu ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagaxisada Al-Shabaab, kadib markii isaga iyo laba...
๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ wasiiradda ๐ผ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐๐ต๐ฎ๐ ๐ธ๐๐น๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ป
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo caawa ay yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda.
Golaha ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Dalalka Turkiga, Burundi iyo Thailand
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundiย iyo Thailand ee loo...
Wasiir Faarax Cabduqaadir โMacallimiinta seddexda kun ah laguma qeybin doono nidaamka qabiilkaโ
Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la yeeshay Bulshada Magaalada Baxdo ee Galgaduud
Dhuusmareeb- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin Maxamuud oo uu wehliyo wasiiru dowlaha Gaashaandhigga iyo Wasiirka Cadaaladda Galmudug...
Soomaaliya oo lagu wareejinaayo furaha hagista Duulimaadyada hawada dalka
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo ay wehliyaan Safiirka JFS ee dalka Kenya iyo maareeyaha...
Soomaaliya oo tacsi u dirtay Dowladda Turkiga
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka...
Wasaaradda waxbarashadda XFS oo daahfurtay tartanka 3000 oo Macallin
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare (WWH&TS) ee dowladda Federalka Soomaaliyeed iyadoo fulinaysa amarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,sidoo kalena gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi u diray Dowladda & Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Turkiga oo la dhibaatoonaya dhul gariir khasaare badan geestay...
Madaxweynaha puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkameda Ciidamada Qalabka sida
Garawe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ย Wareegto ka soo baxaday xafiiskiisa ku magacaabay G/sare Cabdifataax Xaaji Aadan Axmed Guddoomiyaha Maxkameda...










