Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf. Ra’iisul Wasaaraha...

Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
WarbixintaToddobaadlaha 1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Soomaalinad, sidoo kale Maxamed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay guddoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya mudane, Aadam Faarax...

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi

0
Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay , Yuusuf Daahir Xasan 53 jir ah oo ku eedeysan kufsi iyo afduub uu...

Ergayga Gaarka ah ee arrimaha Soomaaliland oo la kulmay Xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay Soomaaliland

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliland Mudane Abdikariim Huseen Guuleed, ayaa xalay kulan wadatashi ah la yeeshay qaar...

Cabdiraxiin Ciise Caddoow oo loo magacaabay wasiirka maaliyadda Hirshabeelle

0
Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane , Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka...

Horjooge Jaabir oo ku dhaawacmay dagaal khawaarijta ku dhex maray Jilib

0
-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo kala carar ah,kadib markii...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Khawaarijta Al-shabaab

0
Ciidanka Kumaandoosta Danab iyo ciidanka Gorgor ee xoogga dalka Somaliyeed ayaa howlgalo ka sameeyey dhulka hawdka ah ee waqooyi barri ee degmada Ruun-nirgood ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha dalalka Jabuuti, Kanada iyo Kuubba

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo Kuubba ee loo...