Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA, KORMEERAYNA SAFAARADDA SOOMAALIYEED EE DALKA TURKIGA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga, isaga...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqday Xarunta Safaaradda Soomaliya ee Ankara

0
Madaxwaynaha JFS Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiye ayaa soo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Ankara. Madaxwaynaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Sucuudi Carabiya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe u amba baxay dalka...

Wasiirka Gaadiidka oo guddoomiyay Shir la xariira Amniga Garoonka Aden Cabdulle

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa maanta shir Gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aden...

Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo booqasho ku yimid xafiiska Guddiga...

0
Mas'uuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC ee Soomaaliya, Mr. Reginald Pitts iyo Lataliyaha Gaarka ah ee...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS U qaabilsan arimaha gurmadka oo ay wehliyaan Qaar...

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS U qaabilsan arimaha gurmadka oo ay wehliyaan Qaar kamid ah gudiga gurmadka abaaraha iyo hay’ada qadar charity ayaa...

Masuuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo maanta booqasho ku yimid xafiiska...

0
Masuuliyiin ka socotay Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNODC oo uu hogaaminayo Madaxa Xafiiska UNODC ee Soomaaliya, Mr. Reginald Pitts iyo Lataliyaha Gaarka ah ee...

Wasiirka Gaadiidka oo shir gudoomiyay Shir la xariira Amniga Garoonka Aden Cabdulle

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya Md. Duran Axmed Faarax ayaa maanta shir Gudoomiyay Shir looga hadlayay Amniga Garoonka Caalamiga ah ee Aden...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann Labada dhinac ayaa ka...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoonka maxkamadda sare ee maamulkaas

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 28 ee 4-ta July 2022 kuna saabsan dib u magacaabida...