Soomaaliya oo guday qeyb kamid ah abaalkii ay u galeen walaalaha Turkiga (warbixin)
Dowladda Soomaaliya oo kaashanaynsa shacabka Soomaaliyeed ayaa dowladda Turkiga ku wareejisay ku dhawaad shan malyan oo Dollar oo ay ku caawinayso dhibanayaasha Turkida oo...
Pakistan:Sagaal askari oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah March 6, 2023
Ugu yaraan sagaal askari ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay koofur galbeed gobolka Balochistan ee dalka...
Wasiirka Gaadiidka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Barxada Baarkinka Airport-ka muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XFS Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa...
Pakistan:Sagaal askari oo ku dhimatay weerar ismiidaamin ah
Ugu yaraan sagaal askari ayaa lagu dilay dhowr kalena waa lagu dhaawacay weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay koofur galbeed gobolka Balochistan ee dalka...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar oo iska kaashanaya Soomaaliya Cagaaran
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Al Maqzuumi oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ayaa sii...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah.
Guddoonka Golaha Shacabka...
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Hay’adda Horumarinta iyo...
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac oo magaalada Doha ee dalka Qatar kaga qayb gelaya shirka caalamiga ah ee wadamada soo koraya...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daah furay mashruuca Daryeelka Dhallaanka Soomaaliyeed
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray mashruuca Daryeelka Dhallaanka , iyadoo ay munaasabadda goobjoog...
Ra’iisul Wasaaraha Xamse “Dib u daabicidda shillin Soomaaligu waxa uu qayb ka qaadanayaa kobcinta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista Mashruuca Dib-U-Daabicista Shillin Soomaaliga,...
Madaxweyne xasan sheekh iyo amiir ka dowlada qatar oo yeeshay kulan miro dhal ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax...










