Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay safiirka Denmark u joogo Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa uu ku qaabbilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen Sonne Andersen.
Ra’iisul...
Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii loo joojin lahaa rabshadaha ka taagan gobollada...
Dowladda Soomaaliya ayaa si dhow uga shaqeyneysa sidii ay nabad ugu soo celin lahayd gobollada waqooyi ee Somaliland, xilli ay sii kordhayso xiisadda u...
Wasiirka maaliyadda “Dib-u-habeynta Maaliyadda dalka waxa ay nagu caawinaysaa in aan horumarino dakhliga gudaha”
Wasiirka Wasaaradda maaliyada XFS, Dr; Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya (LDC5) oo sanadkan...
Khawaarijta Al-shabaab oo jab xooggan lagu gaarsiiyay degaanka Jannaay Cabdalla
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa maamul goboleedka Jubbaland ayaa jilibka u laabay weerar fulaynimo ah oo ay malleyshiyaadka khawaarijta Al-Shabaab saakay ku qaadeen saldhig...
Safiirka Turkiye “Soomaalidu waxay noo muujiyeen Hiil Walaalnimo” (WARBIXIN)
Soomaalidu dhaqan ahaa waa Dad deeqsiyaal ah, marka ay timaado is caawinta, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa marka ay iyaga dhexdooda isu samafalaan,...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xal u helidda isbeddelka cimillada
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimillada ayaa magaalada Doxa ee Caasimadda dalka Qatar kulan kula yeelatay kaaliyaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka aan walaalaha nahay...
Warbaahinta qaranka oo booqatay xaruntii ugu weynad ee khawaariijtu ku askarayn jirtay Caruurta
Kooxda khawaariijta ah ee ku caan baxday ka been sheegida iyo dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed ayaa sidoo kale waxay ku kacday jariimooyin iyo tacadiyo ka...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Hantidhawrayaasha Dowlad Goboleedyada
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan isbarasho ah aaladda fogaan-aragga kula qaatay Hantidhawrada Guud ee Dowlad Goboleedyada Jubaland, Hirshabeelle,...
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS oo ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Socdaalka, waxaana ogolaatay 145-xildhibaan, hal ayaa diiday, lix xildhibaan ayaa ka aamustay.
Ajendaha kulanka maanta...










