Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay...
Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ugu yeeray Xarunta Golaha Aqalka Sare wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha...
Ololaha Haweenka Soomaaliyeed ee Garanwaaga Gurigaaga ka soo saar oo maalintii shanaad ka socda...
Hoggaanka haweenka Soomaaliyed oo ay hor kacayso Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS ,Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa muqdisho maalintii 5-aad ka wada...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay koox ka socoto hay’adda Global Protection Team
Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle iyo qaar ka mida madaxda hay’adda ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho koox ka socoto...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qebgalay kulan looga hadlayay dardargalinta amniga Caasimada
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta degmada Cabdicasiis uga qeyb galay kulan looga hadlayay dardargalinta barnaamijka Garanwaa...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiir ku-xigeenka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta la kulmay Safiir ku-xigeenka safaaradda Boqortooyada Ingiriiska ahna sii hayaha safaarada Ed...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dooxa kaga qeyb-galaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka soo koraya
Dooxa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso...
Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin oo shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad...
Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 2aad kulankiisa 25aad ee Golaha Shacabka BJFS ayadoo uu...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo kormeeray Akademiyada Boliiska ee Jeneraal Kaahiye
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Akademiyada Boliiska ee Sareeye Guuto Kaahiye, kaasi oo lagu Tababarayo Ciidamo kamid Noqonayo...
Dalalka Qaniga ah oo lagu eedeeyay in ay wadaan xeelado arxan-daran oo k adhan...
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku dhaleeceeyay dalalka qaniga ah iyo shirkadaha waaweyn ee tamarta in ay wadaan xeelado arxan-daran oo ka dhan...
Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka socda Qaramada Midoobay
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xusee Jimcaale ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay hawlwadeenada sare-sare ee ka socday barnaamijka UN-JPLG ee Qaramada...










