Wararka Gudaha

Golaha Aqalka sare oo Akhrinta koowaad marsiiyay labo sharci oo muhiim ah

0
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 19-aad. Ajandaha Kulanka ayaa ahaa qeybinta Xeerka gaarka...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray xeryaha ciidamada DANAB ee magaalada Kismaayo

0
Kismaayo- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xeryaha ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danabee magaalada Kismaayo. Madaxweyne Xasan ayaa...

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada Booliska gobolka Banaadir

0
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaliyeed, Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kormeeray Qeybta Boliiska Bartamaha ee gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigyada Boliiska degmooyinka Xamar-jajab, Xamar-weyne,...

Qorshaha qaran ee Soomaaliya cagaaran oo dardar ku socda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhir ku beeray Aqalka Martida Jubaland ee...

JACEYL IYO MASEYR MAXAA KALA HEYSTA

0
beri ayaa waxa jiray  qoys  reer baadiyo ahaa qoys kaas waxay ka koobnaayeen   wiil iyo aabihiis iyo hooyadiis waxayn ku noolaayeen meel cidlo ah...

TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY (QEYBTII 33-AAD

0
Mukhtaarna aaway? Ma ogi. Ma ogi. Ma ogi! Dhub Allaha siiyo dhiblowgaas! Markuu Iikar ku soo                         dhacay bay isku naxday. Intay Axmed wajigiisa eegmo...

SIR DUMAR MIYAA LAGA SAL GAADHAA?

0
Beri baa waxaa dhacday qiso aad u yaab badan sidoo kalena qosol badan waxa ay ka dhacday wadammada Carabta Waxaa jiray islaan aad u caqli badan...

SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 8-AAD)

0
Maryan way garansiisnayd inuunan ka dheeraan doonine iyada uu is leeyahay aad dagtid, waa intaasoo ay is tiraahdaa tagyaye meesha ka carar. Markaas waqtigu waa...

SHEEKII TODDOBA DILE

0
Bari baa waxaa magaalo joogi jiray nin dhallinyaro ah, oo fool-xumo iyo fulaynimo haad ka carar ah isku darsaday. Maalin walba waxaa tuuryayn jiray, oo...