Soomaaliya oo taageero Militari u heshay wajiga -2aad ee dagaalka Khawaarijta (WARBIXIN)
Mareykanka ayaa kordhinaya kaalmada milateri ee uu siiyo Soomaaliya xilli uu dalku guul u arko in uu la dagaallamayo waxa uu Mareykanku ugu yeeray...
WAXSOO-SAARKA BEERAHA OO HOOS U DHAC LAGA DAREEMAY
Markii ay baaqdeen fasalkii xilliyada roobka oo isxig xigay ayaa waxaa dalka ku dhufatay abaar oo sababtay barakac xooggan oo haleelay beeraleydii ku howlanaa...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay dhiggiisa Itoobiya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Adis Ababa kula kulmay Wasiirka Shaqada iyo Xirfadaha ee Dowladda Federaalka...
GANACSIGA ISKU DAYASHADA KU DHISAN EE LEYSKA DHINAC FURTO MA SAX BAA?
Mararka qaar fajac ayey kugu noqoneysaa in aad aragto afar farmashiye oo iska barbar furan iyadoon hal waaddo u dhaxeyn, sidoo kalena waxaa la...
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Jubbaland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyay howlgallada dib u xoraynta ee ay wadaan Ciidamada qaranka oo kaashanaya kuwa Jubaland,kuwaas...
KOOXDA KHAWARIJTA OO CAGTA SAARTAY WADDADII BURBURKA IYO GEERIDA
In ka badan 15 sana oo ay gumaad iyo ragaato ku hayeen shacabka soomaliyeed ayaa iska diiday inay ku sii jiraan dhibtani u diiday...
KHAWAARIIJTA OO LA TUSAY XANUUNKA GEERIDA
Gulufka Ciidammada geesiyiinta xoogga dalka iyo soo ma jeesteyaasha xaq u dirirka dib u xureynta gobollada dalka oo kaashanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo...
CIRIBTIRKA KOOXDA KHAWAARIJTA OO WAJIGIISII LABAAD BILOWDAY
Kooxda khawaarijta ah ee Alshabaab ayaa maraya marxaladii u danbeysay ee nafbaxa ah taasina waxaa sabab u ah Ciidmada xoogga dalka qeybohooda kala duwan...
HAL MALLAAY OO KALIYA AYAA BADDA DHAN QURMIYA!
Waa hadal murtiyeed ay Soomaalidu ku maahmaahdo weerta kor ku tibaaxan oo maanta oo kale loo daliishan karo waxa ka dhacay dalka gaar ahaan...
KASBASHADA XALAASHA IYO KA FOGAANSHAHA XAARAANTA
Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajib ah in uu kasbado oo uu cuno waxa xalaasha ah, kana dheerado waxa xaaranta ah isaga...










