Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ka hadlay ciribtirka Khawaarijta iyo masuq-maasuqa

0
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbaddiisii jimcaha kaga hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab,doorka culumada iyo la dagaallanka...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Khadka Taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Turkiga

0
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga, Mudane Mustafa...

Xubno ka tirsan Ururka EAC oo lagu soo dhoweeyay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar

0
:- Guddoomiyaha gobobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhaweeyay xubno ka socday...

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ka hadlay ciribtirka Khawaarijta iyo masuq-maasuqa

0
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbaddiisii jimcaha kaga hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta Al-shabaab,doorka culumada iyo la dagaallanka...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo kulan qado sharaf ah la qaatay golaha odayaasha dhaqanka...

0
Baydhabo- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay odayaasha dhaqanka...

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo xalay kulan sagootin ah Muqdisho ugu sameeyey waftdigii ka...

0
Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo xalay kulan sagootin ah Muqdisho ugu sameeyey waftdigii ka socday dalalka Bulshada bariga afrika. Kulan casho sharaf sagootin ah ayaa...

Qaar kamid ah shacabkii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe-2 oo lagu soo daweeyey dalka Imaaraatka...

0
Waxaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe-2 kadib markii lagu soo daweeyay isbitaallada Dalka aan walaalaha nahay...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Beydhabo

0
Baydhabo, Febaraayo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka...

Soomaaliya oo sanadkaan ku biireysa ururka Bulshada Bariga Afrika.

0
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Hadliye ayaa sheegtay in Sanadkaan gudahiis Soomaliya ay kamid noqon doonto...

Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo la kulmay Midowga Musharraxiinta iyo Madasha Samatabixinta K/Galbeed

0
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta ee...