Wararka Gudaha

Howlgal ka dhacay gobolka Jubbada hoose oo lagu dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab oo ay wehliyaan ciidanka darwaashiita maamul goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Turdho iyo deegaannada ku...

Madaxweynaha JFS iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo si wada jir ah u Dhagax dhigay...

0
Kismaayo:- Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Jubaland Axmed Axmed Maxamed Islaam ayaa si wadajir ah u dhagax...

Guddoomiye Madaale oo ku booqday isbitaalka Digfeer dadkii dhibaatadu ka soo gaartay shaqaaqdii ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa maanta Isbitaalka Erdogan (Ex Digfeer) ku booqday dhaawacyadii iyo Ehelada marxuumiintii ku...

Guddoomiyaha golaha Shacabka XFS oo hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim Salaad...

0
Qaahira:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Qaahira ku booqday...

R/Wasaaraha XFS oo sheegay in ciqaabta sharci ee ugu adag la marinayo askari kasta...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho, ayaa ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday safaarada soomaaliya ee dalka masar

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar, waxaana ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Deegaanka XFS oo Qadar ku booqatay xarun lagu ilaaliyo dhirta iyo deegaanka

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS Marwo Khadiija Maxamed Al-makhzoumi oo howlo shaqo  ku joogta Dalka Qadar,ayaa booqatay jasiiradda Binghaanim oo ah xarun...

Khilaafka u dhaxeeya horjoogayaasha khawaarijta oo sii xoogeystay

0
Kadib kolkii khawaarijta looga adkaaday dagaalada ka socda gudaha dalka,waxaa sii kordhaya kala shakiga iyo khilaafka xooggan ee soo kala dhexgalay  horjoogayaasha khawaarijta ee...

Xildhibaan Maalik Cabdala “Shacabka muqdisho waa inay ka foojignaadaan halista Argagaxisada”

0
Xildhibaan Maalik Cabdala oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in laga adkaaday kooxaha khawaarijta,isla markaana loo baahan yahay in la sii...

Ciidanka Boliiska oo Muqdisho ka fuliyay howlgal nabad sugid ah

0
Ciidamada Boliiska ee Dowladda ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu sugayey amniga ka fuliyay qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir. Howlgalkaasi oo ay sameeyeen qeybaha ciidanka...