Khilaafka u dhaxeeya horjoogayaasha khawaarijta oo sii xoogeystay
Kadib kolkii khawaarijta looga adkaaday dagaalada ka socda gudaha dalka,waxaa sii kordhaya kala shakiga iyo khilaafka xooggan ee soo kala dhexgalay horjoogayaasha khawaarijta ee...
Xildhibaan Maalik Cabdala “Shacabka muqdisho waa inay ka foojignaadaan halista Argagaxisada”
Xildhibaan Maalik Cabdala oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in laga adkaaday kooxaha khawaarijta,isla markaana loo baahan yahay in la sii...
Ciidanka Boliiska oo Muqdisho ka fuliyay howlgal nabad sugid ah
Ciidamada Boliiska ee Dowladda ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu sugayey amniga ka fuliyay qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Howlgalkaasi oo ay sameeyeen qeybaha ciidanka...
Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha XFS oo Tuuniisiya uga qeyb galay shirka Ururka Jaamacadda Carabta
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa dalka Tuuniisiya kaga qeyb-galay shirka 40-aad ee Golaha Wasiirada...
Taliska Booliska oo sheegay in Muqdisho lagu qabtay nin ku eedaysan dilka Bajaajle
Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel u dhaw isgoyska Jubba ee...
Wasiirka gaashaandhigga oo kormeer ku tagay deegaanka Janaay Cabdalle ee gobolka jubada hoose
Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta kormeer ugu tagay...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka wasiirrada Amniga gudaha ee dalalka Carabta
Tuunis:- Wasiiru dowlaha wasaraadda amniga gudaha Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa ayaa ka qeyb galay shirka wasiirrada amniga gudaha ee dalalka Carabta kaas oo ka...
Golaha Wasiirrada XFS oo soo saaray go’aamo la xiriira muwaadiniinta ku shaqeysta Bajaajta
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah...
Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile World Congress oo...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha wasaaradda isgaarsiinta & teknolojiyada,Axmed Cismaan Diiriye,kuwaas oo ka qeyb galaya shirweynaha caalamiga ah ee Isgaarsiinta Mobile-ka (Mobile World Congress),kaas oo...
Isticmaalka baraha bulshada iyo saameynta ay ku leedahay dhallinyarada
Horumarka tiknoolajiyadda Casriga ah ayaa noqday mid cid waliba ay heli karto,in kasta dhibaato ay leeyihiin,haddana waa seef laba af leh oo dhan walbaa...










