Wararka Gudaha

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda wasaaradda Waxbarashada XFS

0
Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshay madaxda wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo tacliinta...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay dhiggiisa dalka...

0
Taliyaha ciidan xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa magaalada Muqdisho kula Kulmay dhiggiisa dalka Kenya General Robert Kariuki oo maanta soo gaaray Muqdisho. labada...

Safiir ku xigeen Safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia oo madaxweynaha dalkas kala hadlay xariirka...

0
Jakarta- Ku simaha Safiirka ahna safiir ku xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia, Mudane Axmed Maxamuud Maxamed ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dalka Soomaaliya...

Wasiirka Warfaafinta oo faahfaahin ka bixiyay shirka Taliyeyaasha iyo Wasiirrada waddamada safka hore ee...

0
Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir gogol xaar u ah shirka madaxda dalalka safka hore ee ay...

Wasiirka qorsheynta X.F.S oo qaabilay wafdi ka socday EAC

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene),  ayaa maanta ku qaabbilay xafiiskiisa  wafdi ka socday...

Wasiirka Deegaanka XFS oo safar shaqo ku tagtay dalka Findland

0
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS, Khadiijo Maxamed Al- Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo la leh madax ka...

Soomaaliya oo ku guuleysatay hufnaanta adeegga sare ee Hawada (A) (WARBIXIN)

0
Todobaakii la soo dhaafay waxaa Dowladda Soomaaliyed iyo Shacbigeedaba u qabsoomay waxyaabo badan oo kor u qaadaya masiirka Umadda Soomaaliyed, hagaajinaya Heykalka Dowladnimo, waxaana...

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay nin loo heysto dil iyo burcadnimo

0
Ciidanka Booliska Deegaanka Garasbaalley ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay nin loo haysto dil iyo Burcadnimo hubeysan, xilli dadka Shacabka ah ee deegaanku...

DFS oo ku wargalisay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay u soo...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo mashaariicda kale inay si buuxda ugu soo guuraan dalka oo ay shaqada ka wadaan...

Shirka Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada dalalka Soomaaliya, Kenya, Jibuuti iyo Itoobiya oo maanta...

0
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore. Waddamada...