Wararka Gudaha

Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta iyo Golaha Badbaadada Koonfur...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha...

Wasaaradda qorsheynta XFS oo fartay hey’adaha gargaarka ee mashaariicda ka fuliya dalka inay si...

0
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  ee Xukuumadda federaalka ayaa ayaa fartay hey’addaha gargaarka iyo kuwa horumarinta ee mashaariicda ka fulinaya dalkeenna inay si...

Wasiirrada gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dagaalka lagu...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan doceed kula yeeshey magalaada Muqdisho dhigiisa Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo soo xiray shirka ansixinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee dhaqaalaha...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray shirka ansixinta istaatiijiyada qaran ee dhaqaalaha buluuga ah oo...

Wasiir Jabriil “Khawaarijta waa looga guuleystay dagaalkii dhaqaale ee dowladdu ku qaaday”

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa sheegay in lagu guulaystay dagaalkii dhaqaalaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya...

Tirada Shaqaalaha Rayidka ee shaqada soo gala oo kor u kacday 26% ka dib...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kulan lagu dardargelinayo howlaha xukuumadda maanta la yeeshay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha, isagoo ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo soo xiray wajiga 1-aad ee shirka dib u heshiisiinta...

0
Baydhabo- Guddoomiyaha Golaha Shacabkaee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta soo xiray wajiga koowaad ee Shirka Dib u...

Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS oo dood adag ka yeeshay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka ...

0
Mudaneyaasha Golaha shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga labaad kulankiisa 14-aad ee Golaha Shacabka ayaa dood adag ka yeeshay Hindise...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre yaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo maareeyaasha hey’addaha dowladda oo...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo la kulmay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Kulan la qaatay ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...