Wararka Gudaha

Wasiirka difaaca Jabuuti oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah...

0
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka difaaca ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Xasan Cumar Maxamed ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, waxaana garoonka diyaaradaha...

“Hantida shacabka Soomaaliyeed idinka oo khawaariijta ah ayaa laga ilaalinayaa”Wasiirka Ganacsiga.

0
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshaddaha Xukuummada Federaalka Soomaliya,mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaariijta kuwaas oo caadaystay boobka...

Xaaska Horjoogaha kooxda Daacish oo xukun lagu riday

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday xaaska horjoogaha kooxda daacish Fartuun Cabdirashiid Xuseen. Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo isticmaalaysay magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo...

Safiirka Maraykanka u jooga Soomaliya oo ka hadlay doorkooda taageero siinta hawlgalada dalka looga...

0
Safiirka dowaladda Maraykanka u jooga Soomaliya Amb Larry Andre oo ay waraysi gaar ah la yeelatay warbaahinta qaranka ayaa ka hadlay doorka Dowladda maraykanka...

GUULAHA LAGA GAARAY KOOXDA KHAWAARIJTA AL SHABAAB

0
Maqaalkaan waxaan uga hadleynaa guulaha ay dowlada iyo dadka deegaanka ah ka gaareen maleeshiyaadka argagixisada al shabaab ee ka dagaalanta soomaaliya kaas oo socday...

KHAWAARIJTA IYO SIFAADKOODA

0
Qormadan gaaban waxaa inagu kalifay muhiimada weyn ay ummada islaamka ee ahlu sunnah wal jamaaca u leedahay in looga digo qataraha iyo dhaqamada qalifsan...

MADAXWEYNAHA OO DADAAL BADAN GALINAAYO CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA

0
Dib u doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mahamuuud ayaa shaqadiisa kowaad waxa uu Ka dhigtay ciribtirka kooxda khawaarijta Alshabaab oo dhibaato...

MUQDISHO OO KU SOO BADANAAYO BEERO CASRI AH.

0
Magaalada muqdisho waa caasimada dalka waxaana ku nool caasimada dad aad u badan kuwaa oo lagu qiyaaso in ay gaarayaan sadax Milyo ilaa sadax...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo dalka ku soo dhoweeyey dhiggiisa dalka Jabuuti

0
Wasiirka gashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka Adan Cade ee magaaladda Muqdisho kusoo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka gaashandhiga dalka Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed. Dowladda...

Ciidanka xoogga oo howlgal lagu sifeynayo Khawaarijta ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan...

0
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal lagu sifeynayo Khawaarijta ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan Galmudug. Halkaan waa tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka...