Wararka Gudaha

Mareykanka oo ku dhawaaqay dhaqaale uu kaga qeyb galayo arrimaha gargaarka Soomaaliya

0
Kadib shir jaraa’id ay ku  qabatay magaalada Muqdisho Danjiraha dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Marwo Linda-Greenfield Thomas ayaa kaga hadashey xaaladaha abaaraha Soomaaliya, lacago...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan miro dhal ah la yeeshay Ergayga Mareykanka u fadhiya...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield...

Wasiir Al-cadaala “Khawaarijta awood iyo dhaqaaleba waa u jabeen”

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee Khawaarijta laga gaaray guulo waawayn,...

Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo looga hadlay howlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta

0
Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay arrimaha amniga, howlgalada...

In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

0
In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay tiro kale oo ku dhow Boqol kalana waa lagu...

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay Kulan dhex maray Maamulka...

0
Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamud Guure ayaa shir guddoomiyay Kulan Laba geesood ah oo dhex maray Gobolka Banaadir, iyo...

Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta oo shir guddoomiyay shir looga hadlayay arimaha xasilinta iyo...

0
Guddoomiye ku Xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka(SoDMA) Dr Axmed Cabdi Adan ayaa maanta shir guddoomiyay shir looga hadlaayay arimaha xasilinta iyo isku xirka Gargaarka...

Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo.

0
Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr Yaasiin Cali Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta  gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta  ee Gobolka Jubbada...

Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Xoghayaasha guud ee Baarlamaanada...

0
Xoghaya Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle(Jaabiri),ayaa ka qeyb galay kulanka Xoghayayaasha guud ee Baarlamaanada Islaamka oo lagu...

Maxkamdda ciidamda oo xukun ku riday odayaal heshiis la galay kooxda khawaarijta.

0
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado laga soo xiray December...