Ciidamada amniga oo howlgallo qorsheeysan xalay ka fuliyay degmada kaaraan ee gobolka Banaadir
Ciidamada Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee Duufaan iyo Ciidamada Booliiska ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Ciraaq
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Ciraaq, waxaana ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Ciraaq
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo howlo shaqo u jooga dalka Ciraaq...
Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay dardar galinta mashaariicda ka socda dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isudu-wayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ka socda, si loo...
Wasiirka Amniga XFS oo kulan la yeeshay wakiillada qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali “Doodishe” ayaa kulan wadajir ah magaalada Muqdisho kula yeeshay wakiillada qaramada Midoobay...
Kulan looga hadlay diyaar garowga maalinta haweenka Qaranka
Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka Boliiska iyo ku xigeenkiisa ayaa kulan la qaatay wasiirka...
Diyaar garow ku aadan dagaal ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda gobolka Bakool
Diyaar garow ku aadan wajiga labaad ee dagaalka Khawaarijta ayaa ka socda degmooyin ka tirsan gobolka Bakool iyadoo maanta taliyaha qeybta 60-aad iyo masuuliyiin...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda ururka Iskaashiga...
ATMIS oo ka warbixisay shil Diyaaradeed oo ka dhacay Balidoogle
Howlgalka ATMIS, ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo geystay Khasaaro, isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka dhacay deegaanka Balidoogle ee...
Guddoomiyaha SoDMA oo xarunta kusoo dhaweeyay Wasiirka haweenka “SAWIRRO”
Guddoomiyha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, ayaa Maanta Xarunta dhexe ee SoDMA ku Qaabilay hoggaannada Haweenka kala duwan ee ku howlan Qaban qaabada Xuska Maalinta Haweenka...










