Wararka Gudaha

Wasiir ku-xigeenka warfaafinta XFS oo maanta daah furay, tartanka “Hirgeli Hibadaada”

0
Wasiir ku-xigeenka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa maanta daah furay, tartanka “Hirgeli Hibadaada” oo ay suugaanleeyda Soomaaliyeed ku soo bandhigi doonaan...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOS, Lisa Filipetto, oo booqasho...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo Tababar u furay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaraddaha...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daah furay siminaar ay Wasaaradda qabaneyso oo la...

Soomaaliya oo doonaysa inay burburiso Shabakadda Maalgelinta Al-Shabaab (WARBIXIN)

0
16-kii Janaayo, dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guul weyn. Ciidankeedu waxay xoreeyeen Xarardheere, oo ahayd xaruun ay Al-Shabaab ku lahaayeen Xeebta Badweynta Hindiya oo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarumaha Hoggaanada Isgaarsiinta iyo Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa Saaka Kormeeray Hoggaanada Kala ah Isgaarsiinta Howlaha iyo Hoggaanka Saadka ee ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kuwaas...

Wafdi ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo shir uga qeyb galay Magaalada Daarusalaam ee...

0
Wafdigan ka socday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qarnka Soomaaliyeed oo uu Hoggaaminayey La-taliye Sare Dr. Ismail Jimale Alasow ayaa shir heerkiisu sareeyo uga qeyb galay...

Ciidanka Booliiska oo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta oo ku howlana falal amni darro

0
Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Deyniile oo ku jira howgal ayaa caawa gacanta ku soo dhigay seddax nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay shirka Midowga Baarlamannada Dowladaha Jaamacadda Carabta

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq uga qeyb...

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiirka caddaalada iyo Wasiiru dowlaha Waxbarashada maamulkaasi

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka iyo Wasiiro Dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda...

Wafdi ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda XFS,  Isaaq Maxamuud oo maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi ka socota Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC. Wafdigaan...