Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS
Baydhabo(Wargeyska Dalka):- Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Gobleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhoweeyay Wafdi ballaaran...
Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay howl-wadeennada ka shaqeyn doona Doorashooyinka ka dhici doona...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa tababar u bilaabay howl-wadeennada ka shaqeyn doona doorashooyinka ka dhici doona Degmada Wanlaweyn ee...
Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS oo dadaal ugu jirto sidii Barakacayaasha Guryo loogu dhisi...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan muhiim ah ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, iyadoo la yeelatay Hay’adaha...
17-Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyootay Badda u dhaxeyso Aljeria iyo Spain
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda u dhexeysa Aljeeriya iyo Spain.
Gudoomiyaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Dhiggiisa Boqortooyada Cumaan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay Dhiggiisa Saldanadda...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka Ugaas Cabdirisaaq Faracadde
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad dhaqan oo lagu caleemo-saarayay Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo qabatay kulan wadatashi ah
Muqdisho,(Wargeyska Dalka);- Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa qabatay kulan wadatashi Qaran ah si loo horumariyo Qaab-dhismeedka Maareynta Khataraha iyo Habraaca U-hoggaansanaanta Amniga Saaybarka, kaas...
Soomaaliya oo hirgelisay ilaalinta siyaasadda bedqabka Rayidka Xilliyada Colaadaha
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday Xarunta Ilaalinta Rayidka...
Guddoomiyaha Aqalka Sare “Munaasabad Dhaqan oo tan lamid ah weligey ma’arkin, waana Astaan muujineyso...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ka qeyb galay Munaasabadda Caleema-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), ayaa...
Ka Qeybgalka Madaxweynaha ee Caleema-saarka Ugaas Cabdirisaaq: Fariin Mideyn, Dhaqan iyo Dowladnimo Isku Sidkan
Ka qeybgalka Xasan Sheekh Maxamuud ee caleema-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi wuxuu xambaarsan yahay fariin ka weyn Munaasabad Dhaqameed—waa tilmaam muujineysa isku xirnaanta Dowladnimada...










