Wararka Dibadda

Diyaarad siday ciidamo oo ku burburtay Dalka Filibiin

0
Diyaarad Milatari oo daabulaysa ciidamo ayaa ku burburtay koonfurta dalka Filibiin kadib markii ay isku dayday in ay soo cagadhigato dhabbaha garoonka jasiirada Jolo,...

XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO KU GUULEYSTAY KA MID NOQOSHADA BAARLAMAANKA FINLAND.

0
Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo laabanayn ayaa...

Wasiirka caafimaadka Galmudug oo daahfuray Shirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug

0
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Dr. Abdiwali Abdulahi jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka...

Madaxweynaha Filibiin oo Xabsi ugu hanjabay dadka diidan inay qaataan tallaalka hortaga Corona

0
Madaxweynaha Filipino Rodrigo Duterte, ayaa ku hanjabay inuu xiri doono dadka diidan inay qaataan talaalka ka hortaga Corona Virus. “Dadka diiday in aay qataan Cirbada...

Dadweynaha Itoobiya oo u dareeray goobaha cod bixinta

0
Dadweynaha Itoobiya ayaa safaf dhaadheer ugu jira goobaha codbixinta doorashooyinka si ay uga dhiibtaan codkooda doorashadii lixaad ee baarlamaanka iyo golayaasha deegaanka. Ilaa 9,175 musharrax...

Kaaliyaha wasiirka arimaha dibadda dalka Qadar oo kulan la yeelatay James Swan

0
Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Qatar oo la kulantay ergayga Qaramada midoobay ee Soomaliya Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada ahna Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Luul...

Taariikhda kulamadii ugu muhiimsanaa ee madaxda dalalka Ruushka iyo Mareykanka

0
Shalay waxaa magaalada Genève ee dalka Switzerland kulan muhiim ah oo looga hadlay dhinacyo badan ku yeeshay madaxweynaha  Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka...

Turkiga oo lagu amaanay martigelinta Qaxoontiga

0
Wakiilka Qaramada Midoobay e heya’adda qaxoontiga ayaa sheegay in Turkigu uu marti-geliyo qoxootiga ugu badan adduunka Philippe Leclerc, oo ah wakiilka Hay’ada Qaxootiga ee Qaramada...

Mid ka mid ah kulamadii ugu muhiimsanaa oo dhex maray madaxda dalalka Ruushka iyo...

0
Shalay waxaa magaalada Genève ee dalka Switzerland kulan muhiim ah oo looga hadlay dhinacyo badan ku yeeshay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo dhiggiisa Ruushka...

Qaramada midoobay oo Turkiga ku amaantay martigelinta Qaxoontiga

0
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Hay’adda Qaxoontiga ayaa sheegay in Turkigu uu marti-geliyo qoxootiga ugu badan adduunka Philippe Leclerc, oo ah wakiilka Hay’ada Qaxootiga ee...