Wararka Dibadda

Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London

0
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa Shirkaan...

Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday...

0
Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...

Shil Dooni oo ka dhacay dalka Bangladesh ayaa sababay dhimasho tira badan

0
26 qof ayaa ku dhimatay dooni ku qallibmantay wabiga Padma ee mara  gobolka Madaripur, oo 63 km u jirta caasimadda dalka Bangladesh ee Dhaka. Taliyaha...

Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta

0
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...

Mareykanka oo u diyaar garoobaya qorshaha dagaal cusub

0
Mareykanka  ayaa isu diyaarinaya hirgalinta qorshe dagaal oo  mustaqbalka dhici kara, kaasi oo u muuqda mid ka baddalan dagaalladii hore. Khudbad Jimcihii  ​​uu jeediyay Xoghayaha...

Muwaadin Soomaali ah oo xalay lagu dilay Koofur Afrika

0
Muwaadin Somali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa. Sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ahaa Dhallinyarada...

Mareykanka oo Hindya ku caawinaya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan

0
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dalka Hindiya loo dirayo gargaar Caafimaad oo qiimahiisu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb uga noqoto dagaalka dalkaasi...

Dalka Hindiya waxaa si kordhaya dadka u dhimanaya Covid-19

0
Dalka Hindiya ayaa laga dayrinaya xaalada xanuunka Covid-19  waxaana la soo warinaya in ka badan  200,000 oo qof in ay ku dhinteen xanuunka  iyadoo...

Burkina Fasa waxaa lagu dilay Suxufiyiin u dhashay dalka Spain

0
Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa xalay lagu dilay weerar ka dhacay...