Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

0
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNS Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka...

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...

Wargalin muhiim ah

0
Dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Pakistan waxaa lagu wargalinayaa laga bilaabo 6 September, 2021 kuna beegan Isniinta beri ah ay safaaraddu xerantahay...

Qaramada Midoobey oo ka digtay xaalado bini’aadanimo oo wajaha Afghanistan

0
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ​​ay soo wajaheyso xaalado dhanka bini’aadanimada ah oo ay sababeen  cunto yari, taasoo ka dhigeysa...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha xafiiska RW oo shir kaga qayb galay Geneva

0
Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dolwalaha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay ku weheliyaan Agaasimaha Guud Bay’adda ee Xafiiska RW iyo xubno khubaro...

Ururka 8-aad oo tababar ku soo qaatay dalka Turki ayaa lagu soo dhoweeyey Muqdisho

0
Wasiir Dowlaha Amniga XFS iyo Taliye ku,xigeenka Ciidanka Dhulka XDS oo ay wehliyaan Taliye Xigeenada Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho...

Ciidamada Puntland oo howl-gallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyay buuraha galgala

0
Ciidanka amniga Puntland ayaa howl-gal lagu sugayo amniga ka sameeyay degaannada kala ah Il , Camayra, Ceel-unkud, muguc iyo Karin-dawaco. Howlgalkan ayaa sidoo kale lagu...

Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa dhammaan Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku...

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duulaysa saameynta caabuqa  cudurka faafa ee Covid’19 oo hirkiisii sedexaad uu ku faafaayo gudaha Soomaaliya iyo talooyinka...

DOORKA HALGAMAYAASHA GOBONIMO DOONKA SOOMAALIYEED

0
Soomaalida ayaa ah umad taariikh leh oo waayo dheer soo jirtay, Soomaalida intii ay jirtay waxay soo martay marxalado kaladuwan oo ay kamid ahayd...