Uncategorized

Howlgal lagu Bur-burinaayo Dhismayaasha Sharci darada ah oo maanta ka bilowday Gaalkacyo

0
Olalahaan oo ah kii ugu weynaa ee maamulka dagmada Gaalkacyo ee Galmudug uu sameeyo mudadii u dhisnaa ayaa maanta lagu bur burburinaiyay dhismayaal  iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo ka war bixisay natiijada shirkii Samareeb

0
Shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo muddo 5 maalmood ah ka socday Magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug ayaa caawa la soo gebegebeeyey....

Xanuun halis ah oo ka dillaacay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya

0
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in xannuun looga shakisan yahay cudurka Dengue uu ka dillaacay qeybo ka mid ah dhulka Dowlad degaanka...

Wasaaradda amniga XFS oo mamnuucday hubka lala galo gudaha Garoonka Aadan cadde

0
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda amniga ayaa arrintan u sababeysay...