MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY SARAAKIISHII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO.
Muqdisho, May 10, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka...
QM oo soo dhoweeysay soo celinta Xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhaweeyey Doorka Dowladda Qatar ay ka qaadatay soo-celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey Dowladaha Soomaaliya...
Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil oo maanta lagu aasay Muqdisho
Alle u naxariistee meydka Marxuum Cabdullaahi Sheikh Ismaaciil ayaa salaadda Janaasada lagula oogay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka,waxaana ka qeyb galay Ku-simaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo markale bilowday dhageysiga Kiiska Marxuum Cabdixakiim Dhegajuun
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta mar kale u fariisatay dhageysiga dacwadda dilka Guddoomiyihii Maamulka degmada Hodan AUN Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (DhagaJuun).
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda...
Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London
Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa
Shirkaan...
Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday...
Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...
Guddiga madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa oo guddoon cusub doortay
Guddiga madaxa banaan ee ladagaallanka Musuq maasuqa ee dhawaan lagu dhaariyay madaxtooyada dalka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee ...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi...
Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrik
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan...
Dalalka Iran iyo Ciraaq oo iska kaashanaya dhanka Tamarta
Wasiirka Tamarta Iran Ardakanian ayaa isaga oo ka hadlaya shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen dhigiisa Dalka Ciraaq Hantoush, wuxuu...