Uncategorized

Golaha wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo looga hadlayo dardargelinta howlaha doorashooyinka iyo waxyaabihii ka hirgalay heshiiskii 27-kii May ee hannaanka doorashooyinka dalka ayaa goordhow ka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo Cali Guudlaawe ku qanciyay ka qeyb galka shirka Golaha Wadatashiga...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa is...

Ra’iisul wasaare Rooble oo sagootiyay safiirka Findland u joogay Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr Erik...

Gudidda qaban qaabada maalmaha xoriyadda oo kormeeray goobaha loo diyaariyey inay ka qabsoomaan munaasabadaha...

0
Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda halkaas oo...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Qaahira

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa magaalada Qaahir ee caasimadda dalka Masar kaga qeyb galay kulanka 5-aad ee heerkiisu sarreeyo ee Guddoomiyeyaasha...

Maraykanka oo ciidan la dagaallama Al-shabaab usoo diraya Kenya

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan uga geystaan dagaalka ka dhanka...

Dadweynaha Al-jeeriya oo u dareeray doorashada golaha Baarlamaanka

0
Dadweynaha Al-jeeriya ayaa maanta u dareeray goobaha cod bixinta si ay usoo doortaan golaha baarlamaanka ee dalkaas. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Al-jeeriya,...

Madaxweynaha Tunisiya oo ku baaqay wada hadalo lagu xalinayo khilaafka siyaasaddeed ee dalkiisa

0
Madaxweynaha dalkaTunisiya ayaa ku dhawaaqay jimcihii inuu furayo wada hadalo ku saabsan xal u helida qalalaasaha siyaasadeed ee ka socda dalkiisa. Kais Saied oo...

Ciidanka badda Maraykanka oo badbaadiyay shaqaale Markab xamuul ahaa

0
Ciidanka Badda Maraykanka ayaa Arbacadii shalay badbaadiyay 15 shaqaale oo la socday Markabka Falcon Line oo ka diiwaan gashan waddanka Gabon, kaas oo ku...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo halkaas...