Siyaasadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si diiran loogu soo dhoweeyey Dalka Turkiga

0
Istanbul(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas oo ay ka...

Azerbaijan oo mar kale xaqiijisay Taageeradeeda Buuxda ee Madax-Bannaanida Dalka Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Jamhuuriyadda Azerbaijan waxay mar kale xaqiijinaysaa taageeradeeda buuxda ee Madaxbannaanida, Midnimada, iyo Dhul-weynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo la Ixtiraamayo Xuduudaheeda Caalamku Aqoonsan yahay. Aqoonsiga...

Agaasimaha Guud ee HSJ oo daah-furay banbaxa diyaarinta Qorshaha Waxqabadka 2026 ee Adeeg bixinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa si rasmi ah u daah-furay banbax lagu diyaarinayo Qorshaha Waxqabad 2026 ee...

Shiinaha oo si adag uga soo horjeestay damaca Israa’iil ee Somaliland

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay Dalal iyo hay’ado Caalami ah oo si cad uga soo horjeestay tallaabada ay Israa’iil...

Aqoonsiga qeybo ka mid ah Dal waxa uu khatar gelinayaa Nabadda iyo Amniga Caalamka

0
In ka badan 21 Dal iyo Ururo oo heer Caalami ah iyo mid Gobolleed isugu jira ayaa diidmo adag kala hor yimid damaca Yuhuuddu...

Madaxweynaha JFS oo kulan wada-tashi ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan looga hadlay ilaalinta Madaxbanaannida , Gobanimada iyo Midnimada Dalka la qaatay qaar ka...

RW Xamsa” Tallaabada Netanyaha waxba kama beddeleyso xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee dalka,”

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ee lagu...

Ciidamada Xoogga Dalka oo xaqiijiyay Amniga Deegaan muhiim u ahaa Khawaarijta

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xaqiijiyay amniga deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay halkaas shalay ka saareen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka Waqooyi Bari kaga beegan Magaalada Xuddur, Xarunta...

Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey qaraar ku saabsan diidmada iyo ka-hortagga xadgudubka Israa’iil

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa Hargeisa, ayaa cod aqlabiyad ah...