Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS oo dhaleeceeyay damaca Itoobiya
Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.
Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU)...
Israa’iil oo dishay ku xigeenkii madaxa xafiiska Siyaasadda Xamaas
Fiidnimadii Xalay, dhaq-dhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas Saalax Al-Caruuri iyo laba kale oo ka mid...
Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya.
War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Yurub...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.
Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...
Duqa Muqdisho oo iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah damaca Itoobiya
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Dadweynaha Gobalka Banaadir ugu baaqay in ay isugu soo baxaan maanta Banaanbax...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka JFS u fadhiya dalka Itoobiya
Golaha Wasiirada ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid “faragelin ku ah” arrimaha gudaha ee...
Wasaaradda Caafimaadka Falastiiniyiinta oo sheegtay in 950,000 oo isugu jira Haween Uur leh iyo...
Wasaaradda caafimaadka Qaza ayaa sheegtay in 50,000 oo Haween Uur leh iyo 900,000 oo Carruur ah anay haysan daryeelkii Caafimaad ee lagama maarmaanka u...
Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...
Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan khawaarijta.
Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee...










