Siyaasadda

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qeybta Galmudug oo gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta Galmudug Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa gaaray Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, isagoo halkaas u tegay xalinta...

Guddiga horumarinta adeegga bulshada ee BJFS oo kulan su’aalo weydiin ah la qaatay guddiga...

0
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa Villa Hargeysa kulan su’aalo weydiin ah kula qaatay Guddoomiyaha Guddiga Qaranka...

Dab khasaare hantiyadeed geystay oo ka kacay suuqa wayn ee Jowhar

0
Dab xoggan oo geystay khasaaro hantiyeed ayaa saakay hore ka kacay suuq wayn ee magaala Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Maamulka magaalada Jowhar oo kaashanaya...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ku guuleysatay shahaadooyin caalami ah

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ku guuleysatay saddex shahaado oo caalami ah oo uu bixiyo ururka caalamiga ah ee ISO. Munaasabad lagu soo bandhigay seddexda shahaado...

Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray cutubyo ka mid ah ciidanka Booliska

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi  Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa tababar usoo xirey qaar ka mid ah ciidanka Boliiska gaarka ah ee...

Golaha Shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya

0
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya. Hindisahan oo gacan tag ahaa ayaa waxaa ogolaatay 138-Xildhibaan,...

Xukuumadda FS oo Nus Milyan doollar ugu deeqday ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay...

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa $ 500,000 ugu deeqay ehelada dadkii ku waxyeelloobay weerarkii ay dhowaan khawaarijtu ka geysatay Xeebta Liido, kadib kulan...

Yaxye Sinwar waa Nin ceynkee ah ?

0
Yahya Ibrahim Hassan Sinwar ayaa dhawaan loo doortay Hoggaamiyaha dhinaca siyaasadda ee Ururka Xamas, kadib markii uu geeriyooday Hoggaamiyihii hore, Yaxya Sinwar oo ahaa...

Degmada Ceel-dheer oo ka soo kabanaysa dib u dhacyadii ay u geysatay khawaarijta

0
Degmada Ceel-dheer ee gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa dib usoo kabasho dhan walba ah, ka dib markii dhowaan laga xoreeyay kooxda khawaarijta oo cadaadis...

Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo maamulka gobolka Banaadir oo ka wada hadlay tayaynta waxbarshada

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa warbixin la xariirta tayaynta Waxbarashada ka dhageystay maamulka Gobolka Banaadir...