Siyaasadda

Wasiir Daaโ€™uud Aweysโ€ Ethiopia waxaa ay gashay qalad weyn oo taageero u noqon kara...

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane,Daaโ€™uud Aweys Jamac ayaa sheegay in xadgudubka Itoobiya ee badda Soomaaliya uu yahay mid tageero u noqonayo argagixsada,saameyna...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo...

0
Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga...

Agaasime Cabdiqadir Cali Dige โ€œCawaaqib Xumo ayaa ka dhalan doonta Damaca Gurracan ee ay...

0
Madaxtooyada Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay iskudaygii Ciidanka Ethiopia ay Madaxweynaha iyo wafdigiisa uga hor istaageen inuu galo xarunta Shirka Midowga Afrika. Agaasimaha Xafiiska...

Madaxweyne Laftagareen oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNSOM ee Deeganada Koonfur...

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM Deeganada Koonfur Galbeed Dr...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay in Nidaamka Wadomarista uu qeyb weyn ka qaadanayo Badqabka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga &...

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka

0
Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka...

Guddoomiyaha ururuka Culimada Muslimiinta oo booqasho ku yimid Muqdisho

0
Gudoomiyahaย  ururuka Culimada Muslimiinta, Sheekh Cali Muxyidiin Al-Qaradaaghi, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxa uuna kulummo la qaadanayaa, masuuliyiinta iyo Culimaa'udiinka. Sheekh...

Raโ€™isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Federaalka iyo Saaxibada Caalamiga...

0
Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Wasaare Ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Raโ€™isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka

0
Raโ€™isul Wasaare Kuxigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jamac,ayaa maanta daahfuray kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Saaxibada Caalamigaย  ee...