Taliyaha CXD oo socdaal Dhulka ah ku gaaray Deegaano ka tirsan Gobolka Baay
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed XDS, ayaa socdaal dhulka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Maanta dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Waxbarashada Dalka
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta si rasmi ah u dhagax dhigay...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka furtay Shir ay ka qeyb galayaan Bulshada Rayidka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa Maanta ka daahfureyso Caasimadda Muqdisho Madasha Qaran ee Isku-duwidda Xasillinta.
Madasha oo 2...
Ciidamada Kumaandoosta Gorgor oo howlgallo qorshaysan ka fuliyey Magaalada Jowhar
Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 18-aad oo uu hoggaaminayo Col. Aadan Maxamed Faarax ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyey Magaalada Jowhar ee...
Wasiirka Warfaafinta ee XFS “Aqoonsiga Israel ee Somaliland waa xadgudub,waxaana u wajahaynaa si dublamaasi...
Muqdisho.Wargeyska Dalka…Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka dhaswaajiyay in Dowladda Federaalka ay si adag u diidday go’aanka Israa’iil ay...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Dalka Soomaaliya
Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China u...
WARSAXAAFADEED: Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka Dalka (GMDHD)
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD), Avv. Burhaan Aadan Cumar, isagoo tixraacaya waajibaadka dastuuriga ah ee Guddiga ee ku...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo billaabay aqoon-isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ) ayaa maanta billaabay Aqoon-Isweydaarsi soconaya muddo toddobaad ah, kaas oo lagu xoojinayo awoodda Guddiga ee ilaalinta...
Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Xilka la wareegay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha Cusub ee Wasaaradda Mudane Yuusuf Cali Maxamed iyo Xoghayihii hore...
Midowga Afrika oo Cambaareeyay Isku Dayga Israa’iil ee Xadgudubka Madax-bannaanida JFS
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyey walaac xooggan, waxayna si adag u cambaareeyeen warar sheegaya in Israa’iil ay qorsheynayso inay Ergay diblomaasiyadeed u magacowdo...










