Horumarka Dalka

Meertada 3-aad ee Madasha Maayarada Dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Abdulkadir Ali ayaa soo xiray Meertada 3-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub u jooga Soomaaliya

0
Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee...

Aaden Madoobe oo ku guuleystay Doorashada hoggaanka Koonfur Galbeed

0
Baydhabo (Wargeyska Dalka): Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystay Doorashada Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaddib markii uu helay 88 cod. Musharraxii...

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa Maanta daah furay sidii dib-u habeyn yo dayactir loogu sameynayay...

Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka);- Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda UNESCO, iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT ee ay maalgeliso Dowladda Japan, ayaa waxaa ka qeyb galay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Safiirka Dowladda Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca Labada...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya. Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka...

Kulan looga hadlayay ilaalinta Carruurta ee ka hortagga Colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay Kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta Carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in...

Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo

0
MUQDISHO(Wargeyska Dalka ):-Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Guddiga iyo...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta Musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka);-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa Maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada Araajida Musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay...