Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya.
Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka...
Kulan looga hadlayay ilaalinta Carruurta ee ka hortagga Colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay Kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta Carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in...
Kulan looga hadlayay Amniga Doorashooyinka oo lagu qabtay Baydhabo
MUQDISHO(Wargeyska Dalka ):-Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo ay weheliyaan Xubno ka tirsan Guddiga iyo...
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta Musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed
Baydhabo(Wargeyska Dalka);-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa Maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada Araajida Musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Shalay...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyow Ibrow, ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay Shirweynaha 114-aad ee...
WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable
Muqdisho, June 02, 2026: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay Deegaannada Masaajid...
Warbixin Cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Markabka Cağri Bey oo haatan ku sugan Xeebaha Soomaaliya, kaas oo howlgal Shidaal qodis ah ka sameynaya Xeebaha Dalka Soomaaliya, iyadoo tallabadaasi ay qeyb...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo ka qaybgalay Xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa Maanta ka qeyb galay Xuska Maalinta Qaranimada Talyaaniga, isagoo Hambalyo...
Hay’adda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada shaqaynaya xoojinta Hawlaha Samafalka
Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee...
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta Iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga...
Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta kulan la yeeshay...










