Dhaqanka

Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay...

0
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshisiinta XFS ayaa waxaa ay baaq nabadeed u dirtay labo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Laanqaylo oo...

MADXAFKII MIYAA DUMAY?!

0
Labeenta iyo miidda hadalku waa: Godlashada hal-abuurka iyo burqashada suugaanruugga mudhbaxay, fahanka, dhuuxidda, falanqaynta iyo faaqidaadda gunta gabayga, seeska masafada, xuddunta geeraarka, madiixa giishka,...

HAB-DHAQANKII RASUULKA (NNKH) MAXAAD KA TAQAAN?

0
  Nabi Maxamad naxariis iyo nabad galiyo tushiisa ha ahaatee, waxaa uu ahaa mid habdhaqankiisu aad u wanaagsanaa, waxaa uu lahaa sifa kasta oo wanaagsan,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Dowaladda Talyaaniga kala hadlay iska kaashiga labada dal ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis Is-afgarad...

Turkiga ayaa maanta oo Arbaco ah laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo...

0
Dalka Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo wareegatay markii uu geeriyooday Mustafa Kemal Ataturk oo ahaa...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar,...

FANAAN CAALAMI AH OO SI DHAB AH U SOO JIITAY INDHAHA CAALAMKA

0
Saaxibul Malaayiin C/rashiid Muxidiin Kaalmooyi, oo hantiyay quluubta muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo carabta, waa fannaan aan oran karo wuxuu kor u qaaday magaca iyo sumcadda...

SHEEKADII NINKII GABADHA DUMAALAY

0
Bari baa naag saygeedii oo ay aad u jecleedi ka dhintay, markaa baa waxaa dumaal ahaan u guursaday walaalkiis ka yaraa oo ay hal...

Xuska Maalinta caalamiga ah ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
Muqdisho Ilayskadalka-Xuska maalinta Caalamiga ah ee u dul qaadasho la’aanta gudniinta gabdhaha ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Munaasabadda oo ay si wadajir ah u soo...

Wasiirka Shaqada JFS oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka iyo Wax-garadka Degmada Galdogob+(SAWIRRO).

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal shaqo ku jooga degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa kulan...