Dhaqaalaha

Shirkadda Facebook oo saacado gudahood khasaartay lacag ka badan lix milyan oo dollar

0
Milkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg, ayaa sheegay inuu soo gaaray qasaare xooggan saacadihii ay hawada ka maqnaayeen adeegyadii ay bixinayeen. Baraha xiriirka bulshada ayaa lagu...

Waaxda dalxiiska ee bariga Afrika ayaa warbixin kasoo saartay dhaqaale xumo iyo khasaare...

0
Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka 2020 iyada oo ay...

DHAQ-DHAQAAQA GANACSIGA OO LAGA DAREEMAY SARE U KAC

0
Iyadoo dhawaan la filayo dhalashada Bisha Ramadaan ayaa qeybaha khudaarta iyo Hilibka laga dareemayaa xooga kor u kac dhanka sicirka ah, waxaana dhaca sannad...

DHIBAATO INTEE LE’EG AYUU LEEYAHAY GANACSIGA ISKU DAYASHADA KU DHISAN EE LA ISKA AG...

0
Mararka qaar fajac ayey kugu noqoneysaa in aad aragto afar farmashiye oo iska barbar furan iyadoon hal waaddo dhaxeyn, sidoo kalena waxaa la yaab...

DADKA MUQDISHO OO KA CABANAYA QIIMAHA KHUDAARTA OO KOR U KACAY

0
Xilligan aynu ku jirno oo ah bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dadka ku nool Muqdisho iyo ganacasatada suuqyada khudaarta ayaa sheegaya in uu kor...

SOOMAALIYA DIB U DHIS MA KU SAMEYN ...

0
Ka hor intii aaney qarxin dagaaladii sokeeye sanadkii 1991 , waxaa jiray ilaa 53 wershadood oo isugu jiara kuwa heerka dhexe , kuwo yar...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay xubno katirsan Bangiga Hormarinta Afrik

0
ILAYSKA DALKA:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan dhinaca Khadka Internetka ah ee Aalada  Zoomka) waxaa uu kula qaatay xubno katirsan...

Barnaamij Lagu Horumarinayo Wax-Soo-Saarka Beeraha Oo Laga Daah Furay Jowhar

0
  Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeellle ayaa daah furtay mashruuc dib udayactir loogu sameenayo Kanaalada waraabiya Beeraha Degmada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran. Kanaaladaan Biyaha...