Wasiir Maareeye oo soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta soo xiray Mashruuca Kobcinta Beeraha yar yar.
Mashruucan waxaa maalgaliyay Dowlada Sweden...
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo la guddoonsiiyay abaalmarin Caalami ah
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta (Excellence in Banking Award) oo ay bixiyeen Global Somali Awards, oo fadhigoodu yahay Columbus, Ohio, ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay shir sanadeedka hoggaamiyayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay shirka sanadeedka Madaxweynayaasha Afrika iyo madaxda Bangiga Horumarinta Afrika oo...
Shirka Bangiga Horumarinta Afrika oo Nairobi ka furmay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gaaray magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa maanta ka qeyb-galay Shirka Bangiga...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda Carabta oo lagu qabanayo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay shirka Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka.
Qorshahan ayaa waxa uu xambaarsanyahay rajo cusub...
Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo gaaray Paris
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa gaaray Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaas oo uu u tagay dhameystirka iyo wada...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo dalka keenay Calanka bulshada bariga Afrika oo ay Soomaaliya ku...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ugu maqnaa waddanka Tanzania ayaa maanta dib...
Wasiir Maareeye oo qaabbilay wafdi ka socda Midowga yurub
Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa qaabbilay wafdi ka socda Midowga Yurub.
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya, Jens Hoegel oo ah...










