Dhaqaalaha

Shir ku s𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 q𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 i𝐬-𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 oo ka furmay Muqdisho

0
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir ballaaran 𝐨𝐨 k𝐮 s𝐚𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧 q𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 i𝐬-𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 ay g𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐭𝐚𝐝𝐮 h𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐨. Shirka oo ay si wada-jir ah u soo...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso

0
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Daahfuray Mashruuca Booskaaga Beer ka sameyso,kaa oo lagu hormarinayo waxsoo saarka dalka. Kulanka...

Dowladda Soomaaliya oo ku Biirtay Iskaashiga (OACPS-EU)

0
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Aribbean iyo Wadamada...

IMF oo dowladda Soomaaliya u ansixisay $100 milyan oo dollar

0
Washington(Wargeyska Dalka): Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo Dollar lagu...

Daraasadda Maalgashiga Dalxiiska iyo Martisoorka Soomaaliya oo laga daah-furay Muqdisho

0
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha ayaa magaalada Muqdisho ku daahfuray Warbixinta Daraasadda Maalgashiga Dalxiiska iyo Martisoorka ee...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo war-murtiyeed kasoo saartay shirka golaha maamulka iyo horumarinta kalluumeysiga

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda federaalka ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo isku xirta Isgoosyada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Isgoosyada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGA KA JARAY LABO WADDO OO LAGA DHISAY MAGAALADA MUQDISHO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu...

Golaha Wasiirada ee Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyadda 2024-ka “SAWIRRO”

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn oo uu goobjoog ka ahaa...