Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qayb galay shirka Bangiga Adduunka iyo IMF
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ oo hoggaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya ku matalaya shirka sanadlaha ah ee Bangiga Adduun iyo IMF oo ay...
Hantidhowraha Guud oo ka qeyb galay Shirka Qorsheynta Baarista Hantidhowr ee Urur goboleedka (EAC}
Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaele, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay kulanka heerka sare ee Shirka Qorsheynta Baarista...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabbilay qaar ka mid ah madaxda hayโadaha samafalka ee Turkiga
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hayโadda SoDMA ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday hayโadahaย dowladda Turkiga...
Shirka meelmarinta habraacyada isku xirka Dhaqaalaha Buluugga ah oo lagu soo xiray Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa soo xiray shirka meelmarinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay barnaamijka Daah-furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka (NTP) 2024-2025.
Munaasabadda Daah furka Qoraalka qorshaha Isbeddalka Qaranka ayaa waxaa...
Shirka dib u eegidda habraacyada isku dubaridka dhaqaalaha buluugga ayaa ka furmay Muqdisho
Shirka ansixinta habraacyada isku xirka iyo isku dubaridka Dhaqaalaha Buluugga, (Interministerial Coordination and Resource Mobilization Meeting on Blue Economy), oo ay soo qaban qaabisay...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ ๐ ๐๐ก๐ง๐ ๐๐ฎ๐d๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐ ayaa ๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ก๐ ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Ahna Guddoomiyahaย Kulan waynaha 70-aad ee Heyโadda Caafimaadka Aduunka WHO/EMRO H.E Dr. Ali Haji Adam, ayaa Furay Kulan-waynaha...
Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA oo la kulmay Safiirka Turkiga
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Alper Aktas...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay masโuuliyiin ka tirsan hayโadda IHH
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan daba socda shirar iyo heshiisyo hore u dhacay oo la xariiray ka wada-shaqeynta...
Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed oo abaalmarisay jilayaasha Taxanaha Dabin
Wakaaladda Filimada Soomaaliyeed ayaa xalay abaalmarin guddoonsiisay jilayaasha Taxanaha Dabin, shirkadda Asal oo maalgelisay iyo App-ka Nasiye oo lagu soo bandhigay, maamulayaasha, jilaayaasha iyo...