Barnaamijyada

Gudidda Doorashooyinka Qaranka oo Degmada Afgooye ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

0
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah Degmada Afgooye ugu daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee...

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa...

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax-dhiggay waddo interlock oo laga hirgelinaayo waaxda Saqaawadiin ee Degmada...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika...

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaโ€™uud Aweys Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Midowga Afrika u...

Guddoomiye Muungaab oo qaabilay James Swan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarigga ka jaray afar waddo oo laami ah, kuwaas oo laga...

Dowladda oo dhaqangelisay nidaamka Casiriga ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah

0
Kaalinta Dad-dhigista ee dhisidda Kaabayaasha iyo Nidaamyada Dhijitaalka ah ee Aqoonsiga Sharci ee Qaaradda Afrika. Afrika waxay maanta xusaysaa Maalinta Sideedaad ee Dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha...

QM oo sheegtay in xaaladda baniโ€™aadannimo ee Soomaaliya ay weli tahay mid adag

0
Baydhabo-(Wargeyska Dalka)-Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Baniโ€™aadannimada ee Soomaaliya, Mudane George Conway ayaa sheegay in xaaladda baniโ€™aadannimo ee Soomaaliya...

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in abaarta ka jirta gobolka Awdal ay saameeysay in ka...

0
Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa sheegay in xaaladda baniโ€™aadannimo ee dalka ay tahay mid u baahan in si deg...