Wasaaradda Arrimaha Dibadda JFS oo Daahfurtay Qorshaha Istaraatiijiyadda ee Shanta sano
Muqdisho (WARGEYSKA DALKA):- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta daahfuray Qorshaha Istaraatiijiga...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ...
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maalinkii shalay shir-guddoomiyay kulankii koowaad ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka,...
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED
Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....
โWariyeyaasha Nabaddaโ oo laga daahfuray Muqdisho
Muqdisho, 22 Agoosto 2026 โ Iyadoo ay taageerayso Boqortooyada Sacuudiga, ayaa Isbahaysiga Islaamiga ah ee Milatariga ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) magaalada Muqdisho ka daahfuray...
Daahfurka Hawlaha Hindisaha Istiraatiijiga ah ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada...
Muqdisho, 09 Rabiicul Awal 1448 Hijriya, kuna began 22 Agoosto 2026 (WARGEYSKA DALKA) โ Muqdisho: Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ka furmay...
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hayโadda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Farah Sheekh Cabdulqaadir, oo booqasho ku jooga dalka Thailand, ayaa kulan...
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed
uqdisho(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaasi uu uga...
Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha XFS oo Kulan wadajir ah ka yeeshay Xoojinta Arrimaha Shaqooyinka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโiisul Wasaaraha Somaaliya, Mudane Kamaal Guutaale iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...
Wasiir Daaโuud โBarnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qarankaโ
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey toddobaadka dhir-beerista dalka, kaas...
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad
Masagawaay(WARGEYSKA DALKA):-Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa si weyn ugu qulqulaya goobaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dadweynaha.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...










