Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shir looga hadlayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa daah-furay shir muhiim ah oo looga hadlaayay xoojinta doorka haweenka ee howlaha gargaarka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalay furitaanka Carwada Ganacsiga Gudaha Afrika (Intra-African Trade...
Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka.
Shirka waxaa...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Hogaanka Baarista Dambiyada CID.
Goobaha uu sida gaarka ah...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper...
Shirka Horudhaca Tiirka Arrimaha Bulshada oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Shirka Horudhaca ee Hannaanka Wada-shaqeynta Tiirarka ee Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP 2025–2029), oo maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa kulanka maanta waxaa...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo furay kulanka banbaxa guddiga joogtada ah
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada...
Guddoomiyaha SODMA oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar Xafiiskeeda...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Iska diiwaangeliyay Dhuusamareeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta iska diiwaan-geliyey magaalada Dhuusamareeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka,...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kala saxiixday heshiis is-afgarad oo muhiim ah
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda ee Magaalada Muqdisho...










