Speaker of the Parliament Holds Fruitful Meeting with UN Special Representative for Somalia

Mogadishu, (DalkaJournal) – The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, H.E. Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), today received in his office the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, James Swan.

The meeting focused on strengthening cooperation between the House of the People and the United Nations Office in Somalia. The Special Representative briefed the Speaker on the activities and priorities of the UN in the country.

Speaker Madobe commended the strong partnership between the Federal Parliament and the United Nations, expressing gratitude for the UN’s consistent support to the Somali people and government. He further encouraged the UN to continue and expand its assistance to Somalia.

Minister of Education arrives in Jowhar with delegation

Jowhar, (DalkaJournal) — A delegation led by the Federal Minister of Education, H.E. Faarah Sheikh Abdulkadir, accompanied by state ministers of education and the Director of Education for Banadir Region, has arrived in Jowhar, the capital of Hirshabelle State.

The visit comes ahead of the announcement of the national secondary school examination results for Grade 12 and the convening of a consultative conference on education.

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay konteenarro maandooriye ah

Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Dekadda Muqdisho ku sheegay in laamaha amniga ay gacanta ku soo dhigeen konteenarro lagu soo qariyay waxyaabaha maanka dooriya.

Afhayeenka ayaa xusay in Booliska iyo hay’adaha amniga ay wadaan howlgal ballaaran oo ka dhan ah dadka ka ganacsada iyo kuwa isticmaala maandooriyaha, isagoo digniin adag u diray ganacsatada ku hawlan arrintaasi. Waxa uu carrabka ku adkeeyay in cid kasta oo lagu helo ganacsiga ama isticmaalka maandooriyaha sharciga la horgeyn doono.

Waxyaabaha maanka dooriya ayaa dhibaato ba’an ku haya dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana Dowladda Federaalka Soomaaliya ay wadaa dadaallo joogto ah oo looga hortagayo khataraha iyo saameynta taban ee ay ku leeyihiin bulshada.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada oo gaaray magaalada Jowhar

-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ay wehliyaan Wasiirrada Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle.

Halkan ayaa lagu shaacin doonaa natiijadda imtixaanka dugsiga sare ee Fasalka 12-aad, waxaa sidoo kale ka qabsoomi doona shirka wadatashiga arrimaha waxbarashada.

Speaker of the Federal Parliament Congratulates Newly Elected North Eastern State Assembly Speaker

Mogadishu, (Wargeyska Dalka) – The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madobe), has congratulated Adan Abdullahi Aw-Hassan on his election as Speaker of the North Eastern State Assembly, following a vote held in Las’anod.

Speaker Madobe commended the members of the regional assembly for fulfilling one of their key constitutional duties and prayed for success for the newly elected Speaker and his two deputies. He also affirmed that the Federal Parliament remains ready to cooperate and work closely with the new leadership.

In the election, lawmakers of the North Eastern State Assembly chose Adan Abdullahi Aw-Hassan as Speaker, Amran Ahmed Hassan as First Deputy Speaker, and Abdirisaq Jama Warsame as Second Deputy Speaker.

Justice Minister Joins Youth Forum on Security and Integration in Mogadishu

Mogadishu, (Wargeyska Dalka) – The Minister of Justice and Constitutional Affairs of the Federal Government of Somalia, H.E Hassan Macalin, together with the Deputy Governor of Banadir Region for Social Affairs, Abdiaziz Osman Mohamed, participated in a forum organized by the National Youth Council of Somalia to promote community integration and enhance security in the capital. The event was held in Hodan district, Mogadishu.

Chairman of the National Youth Council, Mohamed Ali Siyad, who convened the gathering, said similar forums will be held across all districts of Banadir in the coming days. He noted that the initiative is aimed at strengthening trust between citizens and government institutions while showcasing the improving security environment in Mogadishu.

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad-goboleedka Waqooyi Bari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan oo xubnaha Xildhibaanadda ee Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari u doorteen Guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa kuxigeen ka dib doorasho ka dhacday magaaladda Laascaanood.

Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku amaanay Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari gudashada mid ka mid ah waajibaadkooda muhiimka ah, waxa uuna guddoomiyaha cusub ee la doortay iyo kuxigeenadiisa Alle SWT uga baryay inuu u fududeeyo waajibka shaqo ee loo doortay, asigoo sheegay inuu Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka garab taaganyahay lana shaqeyn doono.

Xildhibaanadda Golaha wakiiladda ee Dowlad Goboleedka Waqooyi-Bari ayaa Guddoomiyaha Golaha wakiiladda ee maamulkaasi u doortay Mudane Aadan Cabdullaahi Aw-Xasan, waxayna guddoomiye kuxigeenka koowaad u doorteen Amran Axmed Xasan, halka guddoomiye kuxigeen labaad ay u doorteen Mudane Cabdirisaaq Jaamac Warsame.

Madaxweynaha JFS oo Bilad Sharaf ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta XFS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Bilad sharaf hawlkarnimo ku abaal mariyey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayado Bilad sharaftaasina la guddoon siiyey Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac oo isagu awaamiirtiisa iyo hogaamintiisa ay Wasaaraddu ku gaartay Guullahan.

Bilad sharaftan ayey Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ku muteysatay doorkii fir fircoonaa iyo shaqooyinkii hagar la’aaneed ee ay Wasaaraddu ka qaadatay shaqooyinka Dowladda seddexda sano ee ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ee uu hogaamiyo Ra’isulwasaare Xamse Cabdi Barre, si gaar ah howlaha la dagaalanka Khawaarijta, baahinta dowladnimada iyo wacyi gelinta shacabka Soomaaliyeed.

Madaxda sare ee Qaranka ayaa aad u ammaanay dadaallada hagar la’aaneed ee ay Qaranka u hayaan Hawlwadeennada iyo maamulka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayadoo Wasaaraddu mudada ay jirto Xukuumadda Dan Qaran ay kaalin fir fircoon uga jirto dhammaan howlaha Dowladda.
 

𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐚𝐲𝐧𝐞 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐱-𝐪𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xukuumadda DanQaran ku bogaadiyey guulaha iyo wax-qabadka muuqda ee ay xaqiijiyeen sanadkii la soo dhaafay, taasi oo horseeday in shacabka Soomaaliyeed la gaarsiiyo adeeg dowladdeed oo hufan iyo xaqiijinta hiigsiga Xukuumadda.

Madaxweynaha, ayaa xariga ka jaray Waaxda la-socodka wax-qabadka hey’adaha dowladda, kaddib munaasabad ka qabsoontay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, oo lagu soo xirayey la-xisaabtanka Xukuumadda DanQaran, taasi oo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, uu ku qiimaynayey wax-qabadka iyo qorshayaasha wasaaradaha wixii ka hirgalay ballanqaadkii ay kala saxiixdeen.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, oo Madaxweynaha Qaranka la wadaagay in sanadkii dhammaaday Xukuumadda DanQaran, ay hirgalisay wax-qabad muuqda, ayaa ku adkeeyey wasaaradaha dowladda in ay ka dhabeeyaan ballanta ay la galeen shacabka Soomaaliyeed, isla xisaabtuna noqon doono mid joogto ah.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, ayaa si wadajir ah abaalmarinno u guddoonsiiyey qaar ka mid ah Madaxda Wasaaradaha, kuwaas oo ku mutaystay u adeegidda bulshada, hufnaanta iyo wax-qabadkooda.

         

Shirka istiraatijiyadda Qaran ee Hay’adda SoDMA oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istiraatijiyadda qaran ee hagi doonta geedi socodka hindisaha u diyar garowga sidii looga jawaab celinlahaa arrimaha masiibooyinka Dalka.

Shirkaan, oo socday laba maalmood, waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sar sare oo ka socday hay’adaha kala ah WFP, FAO, DRC, iyo ICPAC oo ah xubin ka hoos shaqeysa IGAD, Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa safiirka IGAD u fadhiya Soomaaliya iyo hay’ado caalami ah oo ku shaqo leh arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka. Khubaro ku takhasustay arrimahan ayaa iyaguna ka qayb qaatay kulanka.

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in shirka looga gol lahaa in laga wada-tashado sidii loo sameyn lahaa istraatijiyad qaran oo ku saabsan ka hortagga iyo ka jawaabida masiibooyinka dalka.

shirkan ayaa ka soo baxay qodobo iyo go’aamo wax ku ool ah oo wax weyn ka beddeli doona habka Soomaaliya ay uga jawaab celiso musiibooyinka, waxaana sidoo kale lagu balamay in sii xoojiyo Wada shaqeynta SoDMA ay la leedahay Bahwadaagteeda.