Ra’iisul wasaaraha XFS oo si diirran loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb
Dhuusamareeb:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay si diirran...
Hirgelinta Sharciga Kaarka Aqoonsiga ee Safarada Gudaha oo dib loo dhigay
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay hirgelinta go’aankii hore ee ahaa in qof aan haysan Kaarka Aqoonsiga...
Soomaaliya oo la wareegtay Shir guddoonka Golaha Ammaanka ee Q.M
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa maanta oo ah kowad bisha Janaayo ee sanadka 2026-a si rasmi ah ula wareegtay guddoominta Golaha Ammaanka ee...
Dowladda Soomaaliya oo ka mahadcelisay taageerada dunida ee ilaalinta midnimada dalka
Dowladda Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hey;adaha caalamiga ah ee sida xilkasnimada leh u hor-istaagay damaca Israel ee ay ku doonaayeen in ay...
Wasiirka arrimaha dibadda oo kulan khadka Teleefanka ah la yeeshay dhigiisa Sucuudiga
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa Amiir Faysal bin Farxaan bin Cabdullaah...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Shiinaha u jooga Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya,...
Isku soo Bax looga soo horjeedo xadgudubka Israa’iil, laguna taageerayo Midnimada iyo Wadajirka ...
Jowhar(Wargeyska Dalka):-Magaalada Jowhar, Xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, waxaa si weyn uga socda Dibad bax ballaaran oo Shacabka Magaalada ay uga dhiidhinayaan gardarrada Israa’iil iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xarigga ka jaray Dhismaha Waddada Nasiib Buundo qeybteeda Degmada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Nasiib Buundo,...
Deegaannada Maamul Gobolleedka Hirshabeelle oo Maanta ay ka socdaan isku soo baxyo waaweyn
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxaa weli Gobolada iyo Degmooyinka dalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka sii soconaya isu soo baxyada shacabka Soomaaliyeed ku diidan yihiin farogelinta qaawan ee...
Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgal ka hortag ah ka fuliyey Shabeellaha hoose
Marka: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, oo dhawaan la wareegay deegaanada Gendershe iyo Dhanaane ee Gobolka...










