Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka
Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo Khawaarijta dhexdeeda looga yaqaanay “Indhacade” ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan...
Sanadkan 2023-ka Soomaaliya waxay gaartay guulo taariikhi ah (WARBIXIN)
Kadib markii la soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada Muqdisho15-kii bishii...
Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka Dowladda Uk oo Soomaaliya ugu deeqay 9-Milyan oo dollar
Xafiiska Arrimaha Dibadda, Barwaaqo-sooranka iyo Horumarinta (FCDO) oo Dawladda UK u qaabilsan horumarinta dibadda ayaa Soomaaliya ugu yaboohay qaddar dhaqaale oo dhan $9 Million...
Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan Somaliland oo kulan la qaatay Wasiirada Dowlad Goboleedka Galmudug
;-Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS iyo Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi ah la qaatay...
Duqeyn khasaaro lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacday koonfurta Mudug
Howlgal Qorsheysan oo ay Fuliyeen ciidanka xoogga Dalka iyo saxiibada Caalamka yaa xalay Duqeyn ku burburiyay Saldhigyadii kooxda Khawaarijta AS ee Koonfurta Mudug.
Hawlgalkan ayaa...
Ceelwaq oo xaaladda adag laga soo warinayo,ka dib daadad ka dhashay Roobab ka da’ay
Degmada Ceelwaq ee Gobalka Gedo oo ka mid ah degmooyinka ay sida ba’an u saameeyeen daadadka xooggan ee ka dhashay El-nino, ayaa waxaa halkaas...
Madaxweyne Xasan Sheekh“Dastuurka waa document nool”
Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka...
Kulan looga hadlayay ilaalinta nabad galyada oo lagu qabtay Ceeldheer
Kulan ay yeesheen laamaha Amniga Ceeldheer iyo dadka deegaanka ayaa waxaa ka qeyb galay qaybaha kala duwan ee bulshada,iyadoo u kulanka salka u hayay...
Madax ka tirsan 2-da Gole oo maanta saxiixay buugga tacsida ee marxuumad Khadiijo Axmed...
Xildhibaanno iyo Wasiirro ka tirsan BFS ayaa maanta saxiixay buugga Tacsidaee ee Allaha u naxariistee marxuumad Ex wasiirkii Haweenka Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye.
Saxiixa buugga...
Ciidanka xoogga iyo kuwa Galmudug oo guullo ka gaaray dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Ciidamada xoogga dalka, Daraawiishta Galmudug iyo xoogagga deegaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay Khawaarijta ka sifeeyey dhul ballaaran oo dhaca Koofurta gobolka Mudug.
Deegaanada Khawaarijta...










