Wararka

Golaha Ammaanka oo mar kale dib u dhigay codbixin ku aadan Gaza

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u dhigay codeyn loo sameyn lahaa xal ku aadan gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo oo la geeyo...

Warbixinta Todobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley tukashada salaadda janaasada ee marxuum Khadiija Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay dilka horjooge Macalin Ayman

0
-Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay horjooge Macalin Ayman Hawlgalkan oo dhacay 17-kii bishaan December, waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo salaada Janaasada ku tukaday Marxuum Khadiija Maxamed Diiriye

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka iyo wafdi heer wasiirro ah oo ka socday dowladda aan walaalaha...

Guddoomiyaha SoDMA oo Mudisho ku daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda SoDMA (2024-2029)

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha istiraatiijiyadda shanta sano ee soo socta...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer

0
Ceeldheer:- Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashaanaya kuwa dib u xoreeynta deeganka ayaa maanta howlgal sifeyn ah ka fuliyay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, kuwaas...

Madax iyo Masuuliyiin kala duwaan oo ku tukaday salaadda Janaasada marxuumada Khadiija Maxamed Diiriye

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Madaxda Qaranka ayaa Garoonka Diyaaradaha Aaddan Cabdulle Cismaan si wada jir ah ugu...

Wasaaradda Qorshaynta XFS oo soo bandhigtay Nidaamka Isku-dhafan ee Kormeerka iyo Qiimaynta Qaranka

0
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir lagu soo bandhigayay Nidaamka Isku-dhafan ee...

10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Jubbooyinka

0
Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabab. Hawlgalka ayaa...

Taariikh nololeedkii AUN Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye

0
Jabuuti:- Waxaa magaalada Jabuuti maanta ku geeriyooday AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay iyada oo...