Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray Qorshayaasha hortabinta u leh Maamulka sanadka 2024

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, kaasi oo loogu hadlay...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Shabeelaha Hoose

0
- Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan...

WAA MAXAY MACAANKA AMA SOKORTA?

0
Macaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas oo ka dhalatay sare u kac kuyimid sonkorta ku jirta dhiiga (Hyperglycaemia). GOORMAY SOKOR KUGU DHACAYSAA ? ■...

TAAKULEYNTA DADKA LIXAADKOODU DHIMAN YAHAY WAA ARRIN MUHIIM AH

0
Waxaa jira dad lixaadkoodu dhiman yahay oo inala nool una baahan in la taakuleeyo oo taageero loo fidiyo hase yeeshee dadka badankiisa waxaad moodaa...

’CAYAYAANKA LOO YAQAAN KUTAANKA AMA DHILQAHA OO DUNIDA LAGA AQOONSADAY

0
Kutaantu waxa ay kamid tahay boqortooyada xayawaanka (Animalia). Bahda bilaa lafadhabarleyda ah (Arthropoda), gaar ahaan bahweynta cayayaanka (Insect). Sidoo kale waxay ku jirtaa bahda dullinka...

Soomaaliya oo ku guulaysattay Billadda Dhaqanka, Suugaanta iyo Farshaxanka dalalka Geeska Afrika

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsiiyay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Maki Xaaji...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Khuburro ka socday xarunta xakameynta cudurada ee...

0
-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka(NIH)...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daah furay mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada...

0
Ra’iisul Wasaare  ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wehliyo wasiirka wasaaradda xanaannada Xoolaha ee XFS Xasan Xuseen Maxamed ayaa...

Madaxweynaha JFS oo xilka ka qaaday Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Mudane Nasa Cige oo ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee xiriirka caalamiga ah iyo...

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka

0
Cabdirashiid Maxamed Cabdi oo Khawaarijta dhexdeeda looga yaqaanay “Indhacade” ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga, gaar ahaan Guutada 14-ka October ee ku sugan...